Gianluigi Buffon oo gabi ahaan isaga Fariistay Ciyaaraha Heerka Caalami

0
Tuesday November 14, 2017 - 09:12:33 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 97
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gianluigi Buffon oo gabi ahaan isaga Fariistay Ciyaaraha Heerka Caalami

    Talaado- Italia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Italia





Gianluigi Buffon waxa uu ku dhawaaqay in uu ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah kaddib markii ay Italy u soo bixi waayeen Koobka Aduunka.



Halyeyga waxa uu hore u sheegay in uu doonayey ka fariisiga ciyaaraha caalamiga ah marka uu dhammaado tartanka Russia oo uu ku matali karay Azzurri.




Rugcadaaga Juventus aad ayuu uga xumaaday sida uu waayihiisa qaranka ku soo idlaaday.




"Waa niyad jab,” ayuu Buffon u sheegay Rai Sports.
"Aniga iima aha,laakiin dhaq dhaqaaqa Kubadda Cagta,maxaa yeelay waxaan ku guuldarreysanay wax qaranka aad muhiim ugu ahaa. 



Taasi waa qoomada qura  ee leeyahay mana aha sababta in an soo gunaanadayo waayahagayga, maxaa yeelay waqtiga wuu gudbaa.”


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip