Barcelona oo Qarka u saaran Saxiixa Philippe Coutinho Bisha Janaayo

0
Tuesday November 14, 2017 - 10:02:01 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 163
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barcelona oo Qarka u saaran Saxiixa Philippe Coutinho Bisha Janaayo

    Talaado- Spain

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Spain







Wararka ka imanaya dalka England ayaa seegaya in ay kooxda Barcelona horumar ka samaysay baacsigii ay ugu jirtay xiddiga khadka dhexe ee Philippe Coutinho oo ay doonayaan marka la gaaro suuqa Janaury.

Kooxda Barcelona ayaa cadaadis saaraysay kooxda Liverpool si ay uga helaan xiddigan reer Brazil kaas oo ay doonayeen ilaa suuqii xagaaga.


Barcelona ayaa ugu dambayn ogolaansho ka helay maamulka Liverpool laakiin waxa ay go,aanka kama dambaysta ah u daayeen tababaraha kooxda ee Jurgen Klopp.

Liverpool ayaa saddex dalab ka diiday Barcelona intii lagu jiray suuqa kala iibisga xagaaga xilli ay Reds ku adkaysanaysay in ay sii haysato xiddigan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip