SAF laga sameeyay xiddigaha ugu Caansan ee aan ka qeyb geli doonin Koobka Adduunka ee Russia

0
Tuesday November 14, 2017 - 15:34:36 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 276
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAF laga sameeyay xiddigaha ugu Caansan ee aan ka qeyb geli doonin Koobka Adduunka ee Russia

    Talaado- Russia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Russia




Alexis Sanchez iyo Gareth Bale ayaa ka mid ah xiddigo dhowr ah oo magac dheer leh kana haray ciyaarista Koobka DUNIDA.


 

Sanchez xulkiisa Chile ayaa looga badiyay 3-0 kulankii Brazil waxayna ka dhaceen tartanka.


 

Goolhayaha waaya Aragga ah ee Gianluigi Buffon iyo xulkiisa Italy ayaa sababsaday gacanta  xulka Sweden.



 

Waxaana jira magacyo waaweyn oo aan ciyaaris u tegi doonin Russia.


 

Goolhaye: Gianluigi Buffon (Italy/Juventus)

 

Difaac midig: Antonio Valencia (Ecuador/Manchester United)

 

Difaac dhexe: Virgil van Dijk (Holland/Southampton)

 

Difaac dhexe: Leonardo Bonucci (Italy/AC Milan)

 

Difaac Bidix: David Alaba (Austria/Bayern Munich)

 

Dhexda: Naby Keita (Guinea/RB Leipzig)

 

Dhexda: Arturo Vidal (Chile/Bayern Munich)

 

Garab weerar: Gareth Bale (Wales/Real Madrid)

 

Garab weerar: Arjen Robben (Holland/Bayern Munich)

 

Weeraryahan: Alexis Sanchez (Chile/Arsenal)

 

Weeraryahan: Pierre-Emerick Aubameyang (Gabon/Borussia Dortmund)

 

Beddellada:

 

Jasper Cillessen (Holland/Barcelona)

 

Gary Medel (Chile/Besiktas)

 

Miralem Pjanic (Bosnia and Herzegovina/Juventus)

 

Marek Hamsik (Slovakia/Napoli)

 

Henrikh Mkhitaryan (Armenia/Manchester United)

 

Riyad Mahrez (Algeria/Leicester)

 

Edin Dzeko (Bosnia and Herzegovina/Roma)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip