Ancelotti oo ka mid ah 4 Macallin oo xulka Talyaaniga loo dhiibi karo

0
Tuesday November 14, 2017 - 15:38:25 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 110
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ancelotti oo ka mid ah 4 Macallin oo xulka Talyaaniga loo dhiibi karo

    Talaado- Italy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Italy


 

Carlo Ancelotti ayaa la filayaa in uu noqdo beddelka macallinka xulka Talyaaniga ee Giampiero Ventura kaasoo kooxda shaqadeeda banneyn doona 48 saac ee soo socota.


 

Italy ayaa ka hartay koobka Adduunka markii ay sababsadeen xulka Sweden hadda ayuuna hoggaamiyaha xirirka Carlo Tavecchio doonayaa in go’aan soo dhaqsaday ay qaataan.


 

"Aad ayey u xaraar badantahay oo aan uga murugsannahay in aan ka harno World Cup, waa Fashil Sport,” waxaa yiri Tavecchio.


 

"Waxaan kulan la leeyahay waaxda qorsheynta Berriba si aan mustaqbalka xulka ugu talinno.”




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip