Lukaku oo rikoodh Taariikhi ah u dhigay gooldhalinta xulka Belgium

0
Wednesday November 15, 2017 - 13:37:39 in Wararka by
  • Visits: 292
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lukaku oo rikoodh Taariikhi ah u dhigay gooldhalinta xulka Belgium

    Arbaco- Belgium

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Belgium


 

Weeraryahanka kooxda Manchester United Romelu Lukaku ayaa noqday gool dhaliyaha ugu sarreeya xulka Belgium kaddib goolki1-0 ay ka adkaadeen xulka Japan oo ay kulan saaxxiibtinimo la ciyaareen.


 

Kaliya 24 sano ayuu jiraa , misane wuxuu noqday kan ugu goolasha badan dalkiisa oo wuxuuna sii marayaa 31 gool.


 

Todobaadki tagay ayuu soo bar- bareeyay Rikoodhkii Bernard Voorhoof iyo Paul van Him, haddana mid cusub oo isga u gaar ah ayuu sameeyay.



Kulankan uu taariikda ku sameeyay Lukaku ayaa ku dhawaaday in la baajiyo kadib cabsi laga qabo fa; argagaxisanimo inuu dhawo oo laga baqay, laakiin marki dambe la go’aamiyay in la dheelo

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip