CR7 & Messi oo Taleefanka ku wada hadlay, maxay iska yiraahdeen Abaalmarinta Ballon d'Or?

0
Wednesday November 15, 2017 - 22:39:42 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CR7 & Messi oo Taleefanka ku wada hadlay, maxay iska yiraahdeen Abaalmarinta Ballon d'Or?

    Arbaco- Spain

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Spain


Cristiano Ronaldo ayaa wuxuu wajahayaa tartan kale oo uga imaanaya Lionel Messi marka la fiiriyo abaalmarinta ugu qaalisan Sport-ga ee Ballon d’Or.


 

Laacibka dalka Portuguese-ka ayaa doonaya in uu la sinto laacibka Argentina marka la fiiriyo abaalmarinta hanashadeeda 10kii sano ee lasoo dhaafay.


 

Guuleystihii ugu dambeeyay marka labadooda laga reebo wuxuu ahaa Kaka, oo u ciyaarayay AC Milan. Ronaldo, keddib markii Champions League uu la qaaday Real Madrid sidoo kalena uu La Liga, qaaday waxaa halkaas ka cad in sida badan uu guuleystaha Sanadka isaga yahay.



 

Ronaldo ayaa u sheegay in uu xushmad u hayo Barcelona laacibkeeda sare, in kastoo warbixin qish ah oo lasoo saaray ay muujisay in Ronaldo uu hantay abaalmarinta Messi ayaase isaguba filaya sanadkan in uusan abaalmarinta laheyn.


 

Warbixin uu baahiyay Don Balon, waxay horayba usii sheegtay in Ronaldo uu abaalmarinta la tegay isla markaana Messi uu heli karo fursaddiisa Sanadka dambe.


 

Wiilka Lambarka.10-aad ayaa dhaliyay 16 kulamo dhan 17 oo uu ciyaaray dhammaan tartamada, halka Ronaldo uu 8 dhaliyay 13 kulan, mid kaliya ayaana goolashaas ka ah La Liga.


 

Ronaldo oo Taleefanka ka wacay Messi ayaa ku yiri, waxaad tahay Laacib fiican, balse Sandkan Hambalyada aniga iigu sii dar.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip