Ogoow kulamada caawa dhacaya ee Champions League iyo saacadaha ay soo galayaan

0
Tuesday November 21, 2017 - 11:30:00 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 208
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogoow kulamada caawa dhacaya ee Champions League iyo saacadaha ay soo galayaan

    Talaado- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Yurub



 

Waxaa caawa qaaradda yurub ka dhacaya kulamadii shanaad ee wareega Group-ada waxaana loolan uu dhex mari doona Group-yada E,F,G iyo H.


Kooxda tartanka daafacaneysa ee Realmadrid ayaa la dheeli doonta kooxda APOEL Nicosia ee dalka Cyprus waxaa dagaal u gali doontaa sidii ay ku heli lahayd sidii ay kaalinta koowaad uga soo bixi lahayd qeybta ay kujirta oo iminka hor boodeyyso Tottenham.



Dhanka kale Napoli ayaa kulan ku xeran rajadeeda usoo bixida wareega 16-ka la ciyaari doonta kooxda Shakhtar ee dalka Ukraine, waxaana labada koox u dhaxeeyay farqa6 dhibcood ah .


Napoli oo 3 dhibcood leh iyo Shakhtar oo 9 dhibic leh ayaa ka dhiggan in Napoli kaliya Guul ay wax ku leedahay kulanka haddii ay barbaro ama guuldaro la kulantana ay xaqiijineyso ka hardeeda tartanka.


Halkan ka aqriso kulamada dhacaya caawa

Champions League - Group E November 21



8:00 Spartak Moscow ? - ? Maribor


10:45Sevilla ? - ? Liverpool


Champions League - Group F November 21


10:45Manchester City ? - ? Feyenoord


10:45SSC Napoli ? - ? Shakhtar Donetsk


Champions League - Group G November 21


10:00 Besiktas ? - ? FC Porto


10:45 Monaco ? - ? RasenBallsport Leipzig


Champions League - Group H November 21


10:45 APOEL Nicosia ? - ? Real Madrid


10:45 Borussia Dortmund ? - ? Tottenham Hotspur




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip