Max Alegri Oo Ku Dhawaaqay Kooxda uu Barcelona Ku Wajaho

0
Wednesday November 22, 2017 - 00:50:34 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 381
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Max Alegri Oo Ku Dhawaaqay Kooxda uu Barcelona Ku Wajaho

    Arbaco- Torino

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Torino


 

Federico Bernardeschi ayaa ka maqnaan doona kulanka kooxdiisa Juve Kulanka Champions League ee dhex mari doona Juventus iyo Barcelona sababo la xiriira dhibaato dhanka muruqa ahi uu xidigaan qabo.


 

Waxay kulankaan bilaaban doonaa Maanta oo Arbaco ahi marka3ay saacadu tahay 19.45 GMT garoonka Allianz Juventus Stadium ee magalada Turin.


 

Stephan Lichtsteiner ayaana sidoo kale ku jirin ciyaartoyda xilli ciyaareedkan Juve tartankaan u matalaayo, iyadoo Marko Pjaca uu muddo dheer maqnaanayo.



 

Bernardeschi ayaa ka joogi doona garoomada sababtoo ah dhibaato muruqiisa midig ah isagoona seegay tababarka kooxdiisa.


 

Rodrigo Bentancur ayaa ku soo laabtay kooxda, ka dib markii laga saaray kulankii 3-2 ay gudarada kla kulmeen Sampdoria sabtidii, halka Gigi Buffon iyo Andrea Barzagli la nasasiiyay.


 

Halkaan Ka aqriso Liiska xidigaha Juve Ee Barcelona ka hor imaan doono.


 

Douglas Costa, Alex Sandro, Matuidi, Barzagli, Pinsoglio, Mandzukic, Howedes, Asamoah, Szczesny, Rugani, Sturaro, Chiellini.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip