Maxaa laga filanayaa kulama ccaawa ee Champions League ?

0
Wednesday November 22, 2017 - 08:50:56 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 190
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa laga filanayaa kulama ccaawa ee Champions League ?

    Arbaco- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Yurub




Kulamadi shanaad wareega group-ka koobka kooxaha horyaalka yurub waxaana lagu loolami doona xaqiijinta wareega 16-ka iyo u loolamida boosaska saddexaad ee tartanka Uefa Europa League loga qeyb galayo.


 

Faah faahinta kulamada caawa


Champions League - Group A November 22

Man United oo 12 dhibcood leh ayaa u safreysa Basel oo lix dhibcood la wadaagta CSKA, waxayna dooneysaa in ay xaqiijiso wareega 16-ka halka Basel ay dhankeeda beegsaneyso in ay u dagaalanto booska labaad ee Group-ka.



CSKA Moscow ayaa dhankeda Moscow kula ciyaareysa kooxda xaaladmii ugu xumayd tartanka ku jirta ee Benfica oo aan wali guul dhadhamin, waxayna dooneysa in ay kaalinta labaad kula dagaalanto kooxda Basel.


 

8:00 CSKA Moscow ? - ? Benfica

10:45 Basel ? - ? Manchester United

 

Champions League - Group B November 22

Paris iyo Bayer ayaa horey qeybtan u xaqiijiyay in ay usoo gudbeen wareega xiga mana jiro loolan adag halka Celtic ay kaalita saddexaad fahdiso.

 

10:45 Anderlecht ? - ? Bayern Munich

10:45 Paris Saint Germain ? - ? Celtic

Champions League - Group C November 22

Qeybtan waxaa hogaaminaya Roma oo 8 dhibcod leh waxeysa soo dhaweyneysaa Atletcio oo wali hal guul elin rajadeeda aad u liidato kadib sanado wacan oo ay heerarka fiinaalka soo gaartay waxay u muuqtay in aysan wareegan kasoo gudbi doonin.

Cheslea oo kulanki u dambeeyay Group-ka guuldaro kala soo kulantay Roma ayaa kooxda tartanka ku cusub ee dalka Azerbajan Qarabg Fk la dheeli doonta taa oo ay lugti hore kasoo adkaatay .

 

8:00 Qarabag FK ? - ? Chelsea

10:45 Atletico Madrid ? - ? Roma


Champions League - Group D November 22

Juve oo la ciyareysa Barcelona oo 3 dhibcood ka sareysa lugtii horena kasoo badisay, waxeyna beegsanaysaa in ay barca ka aarsato kana fogaato kooxda Sporting oo iyana 3 dhibcood ka hooseysa.


Sporting CP ayaa dhankeeda la ciyaareysa kooxda Olympiacos

10:45 Juventus ? - ? Barcelona

10:45 Sporting CP ? - ? Olympiacos




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip