Lionel Messi oo sheegay in ay faa'iido ka heleen katagistii Neymar

0
Monday November 27, 2017 - 09:34:12 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 511
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lionel Messi oo sheegay in ay faa'iido ka heleen katagistii Neymar

    Isniin- Barcelona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Barcelona



Weeraryahanka kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa sheegay in ay faa’ido ka helayn katagaistii Neymar ee kooxda maadama ay hadda ay xaga daafaca ay ad uga wanaagsan yihiin sidi hore.


Laacibka reer Brazil ayaa 105 gool u dhaliyay Barca afar xilli ciyaareed uu ku sugnaa ka hor inta usan u dhaqaaqin PSg uu ku iibsatay lacagti ugu badneyd ebid laacib lagu iibsado £198m.



Ernesto Valverde ayaa si cajib ah u fakaray kadib markii uu Messi iyo Luis Suares ka dhigay laba weerar ee kooxda kadib weyntii Neymar.


Messi ayaa ayaa qaba aragtida in Barca ay ad uga wanaagsan tahay sanadkii hore kadib 18 kulan oo cutyaartay 15 guul iyo saddex barbarana ay heshay.


Isagoo la hadlay Marca, 30 jirkan waxuu yiri katagistii Neymar waxy weyn ayeey u dhigtay hanaankii xoogganaa ee weerarka basle taa badalkeeda waxaan helnay daafc wanaagsan.

Barcelona ayaa kaliya laga dhaliyey 5 gool 13 kulan oo ay La liga ka ciyaartay waxaana u dambeeyay goolkii ay xalay Valenica ka dhalisay kulanki barbaraha kusoo idlaaday.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip