Aqriso natiijooyinki kulamadii xalay, United oo guuleysatay iyo Tottenham oo la garaacay

0
Wednesday November 29, 2017 - 08:59:14 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 316
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqriso natiijooyinki kulamadii xalay, United oo guuleysatay iyo Tottenham oo la garaacay

    Arbaco- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Yurub

Kooxda Manchester United ayaa 4-2 kaga adkaatay kooxda Watford oo ay u martisay.


Ashley Young ayaa laba gool oo xirir ah United u dhaliyay daqiiqadihi 19 iyo 25 waxaana gool saddexaad daqiqai 32 ugu shubay Anthony Martial, waxaan qeybta hore lagu kalas nastay 3-0.


Marki laysku soo laabtay ciyaarayahan Deeney ayaa Daqiiqadi 77 3-1 ka dhigay waxaan 3-2 ka dhigay Doucoure tasoo United qal qal gelisay, bsale waxaa goolka quusiyay Watford United daqiiqadi 86 u dhaliyay Lingard.



Dhanka kale kooxda Tottteham ayaa guuldaro kala kulantay Liecester City ciyaar kusoo idlaatay 2-1.


Liecester ayaa goolasha ka heshay Vardy iyo Mahrez halka goolka qura ee Tottenham uu u saxiixay Hary Kane.


Halkan ka aqriso dhamaan natiijooyinka kulamadii xalay dhacay ee qaaradda yurub.

England - Premier League November 28

Brighton & Hove Albion 0 - 0 Crystal Palace

Leicester City 2 - 1 Tottenham Hotspur

Watford 2 - 4 Manchester United

West Bromwich Albion 2 - 2 Newcastle United

 

Italy - Coppa Italia November 28

Cagliari 1 - 2 Pordenone Calcio

SPAL 2013 0 - 2 Cittadella

Sampdoria 4 - 1 Pescara

 

Spain - Copa del Rey November 28

Leganes 1 - 0 Valladolid

Malaga 1 - 1 Numancia

Celta Vigo 1 - 0 Eibar

Levante 1 - 1 Girona

Real Madrid 2 - 2 Fuenlabrada

France - Ligue 1 November 28

Amiens 2 - 1 Dijon

Strasbourg 0 - 0 Caen

Bordeaux 3 - 0 Saint-Etienne




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip