Isku aadka horyaalka kubadda Gacanta Soomaaliya 2017-18 oo lasoo saaray

0
Wednesday November 29, 2017 - 20:59:26 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 374
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku aadka horyaalka kubadda Gacanta Soomaaliya 2017-18 oo lasoo saaray

    Arbaco- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Muqdisho



Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Gacanta ayaa maanta soo saaray jadwalka isku aadka wareega hore horyaalka kubadda Gacanta Wiilasha 2017-18.

 Horyaalka oo ay ka qeyb galayaan  6 koox ayaa furmi doona   1-da December 2017, waxaana kulanka u horeeya wada ciyaaari doona kooxda Horyaalka daafacaneysa Dekedda iyo Fero, waxaana wareega hore  lasoo gebagabeyn doonaa 26 December 2017.

 

Halkan ka aqriso jadwalka wareega hore ee horyaalka.

 

No

Maalinta

Taariikhda

Kooxaha Wada Ciyaarayo

Garoonka

Saacadda

1

Jimco

01/02/2017

Dekedda        Vs       Fero

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

2

Isniin

04/12/2017

Heegan          Vs       Gift Star

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

3

Talaado

05/12/2017

Signjet            Vs     Horseed

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

4

Khamiis

07/12/2017

Gift Star          Vs      Dekedda

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

5

Jimco

08/12/2017

Heegan           Vs     Signjet        

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

6

Isniin

11/12/2017

Fero                 Vs     Horseed

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

7

Talaado

12/12/2017

Gift Star         Vs       Signjet

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

8

Khamiis

14/12/2017

Dekedda        Vs     Horseed

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

9

Jimco

15/12/2017

Fero                Vs      Heegan

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

10

Isniin

18/12/2017

Singjet            Vs     Dekedda

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

11

Talaado

19/12/2017

Gift Star          Vs     Fero

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

12

Khamiis

21/12/2017

Horseed          Vs     Gift Star

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

13

Jimco

22/12/2017

Dekedda         Vs     Heegan

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

14

Isniin

25/12/2017

Fero                  Vs    Singjet

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

15

Talaado

26/12/2017

Heegan            Vs    Horseed

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip