Xiddigii hore ee xulka Germany Walter Kelsch oo lagu xukumay 3 sano oo xarig ogoow sababta

0
Saturday December 02, 2017 - 08:56:42 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 274
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xiddigii hore ee xulka Germany Walter Kelsch oo lagu xukumay 3 sano oo xarig ogoow sababta

    Sabti- Germany

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Germany


 

Xiddigii hore ee xulka Germany Walter Kelsch ayaa lagu xukumay 3 sano oo xarig kadib markii lagu helay inuu dhoofinaaye Drugs.


 

62 sano jirkaan ayaa asiga iyo wiilkiisa Nicolas oo caawinaaye lagu helay inay iibinaaye mid ka mid waxyaabaha ugu daran ee la iibiyaa dhanka online-ka lagu iibiyo.


Kelsch ayaa la qabtay asiga oo wiilkiisa ku caawinaaye in Germany ay ka bixiyaan alaabo daroogo ahoo loo iib geeynaaye Holland.



 

 

Cocaine, hashish, LSD iyo ecstasy ayay ahaayeen wax yaabaha la sheegay inay iibinaaye ayadoo uu Booliska sheegeeninuu caawinaaye wiilkiisa.


 

 

Nicolas ayaa lagu xukumay 14 sano oo xarig ah halka aabihiisna lagu xukumay 3 sano. Kelsch ayaa u saftay Dalkii Jarmalka Galbeed intii u dhaxeeysay 1979-82 asiga oo 3 gool udhaliye. Halka Stuttgart uu u saftay 7 xilli ciyaareed waxaana lagu xasuustaa inuu Bundesliga la qaaday 1984-tii.


 

W/D AK Caqil




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip