Yaa ugudbi doona wareega wareega 16-ka yaa Uefa iska xaadirin doona yaase macalsamaayn doonta taranka Chamoions ogoow kulamada xiisaha leh ee caawa dhacaya ?

0
Tuesday December 05, 2017 - 09:01:56 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 656
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yaa ugudbi doona wareega wareega 16-ka yaa Uefa iska xaadirin doona yaase macalsamaayn doonta taranka Chamoions ogoow kulamada xiisaha leh ee caawa dhacaya ?

    Talaado- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Yurub


 

Waxaa cawa lasoo gebogabeyn doontaa afar kamid ah siddeeda  group ee koobka horyaalada yurub oo kuwaa caawa dhelaya kulmadii lxiaad ee ugu dambeeyay group-ka.

Manchester United look primed to progress unless a wild set of results play out on Tuesday

 

GROUP :A Man United 12, Basel 9, CKA Moscow 9, Benfica 0

10:45Benfica vs Basel

10:45Manchester United vs CSKA Moscow

 

Group A: Manchester United ayaa garoonkeeda kusoo dhaweyn doonta CSKA Moscow , waxayan dooneysaa in ay xaqiijiso wareega 16-ka

United ayaa leh 12 dhibcood, halka CSKA Moscw ay 9 dhibcood leedahay waxaana loolan kale u kajiraa kooxda Basel oo iyana 9 dhibcood leh lana ciyaareysa Benfica oo eber taagan.

United ayaa kooxda ugu fursadaha badan, waxayna kusoo bixi kartaa guul barbaro iyo xitaa guuldaro haddi aan looga badin 7 gool waxayna xagga goolasha iyo guulahaba ka sareysaa Basel iyo Moscow kulamada fool ka foolka ee ay horey ula yeelatay, CSCA Moscwo ayaa ah kooxda ugu rajo liidata.



 Paris Saint-Germain hammered Bayern Munich earlier in the year but both will still progress

GROUP: B Paris 15, Bayer12, Celtic 3 Anderlecht 0

10:45Bayern Munich ? - ? Paris Saint Germain

10:45Celtic ? - ? Anderlecht

Group B: Paris iyi Bayer ayaa xaqiijyey in ay usoo gudbeen wareega 16-ka basle waxaa kulanka uu leeyahay loolan balaaaran.

Bayer oo garoonkeeda lagu ciyaaryo ayaa dooneysaa in ay kasoo kabato guuldaradii 3-0 ee lugta hore si ay usoo celiso sumacdeed kooxeed, Paris ayaa dhankeda dooneysa in ay kaalinta koowaad kusoo baxdo isla markana gaartp 6 guul oo heer Group ah.

Celtic iyo Anderlecht ayaa ku loolami doona kaalinta saddexaad ee loogu soo baxyo koobka Uefa Ueropa League, waxaase gacanta sareleh Celtic oo garoonkeeda ku ciyaarayesa kulanka horene 03 kusoo badisay isla markaana 3 dhibcood leh halka Anderlecht ay eber joogto.

Chelsea's Eden Hazard will hope to power them to top spot at Roma's expense this week

Group C: Chelsea 10, Roma 8, Atletico 6, Qarabg 2

10:45 Chelsea vs Atletico Madrid

10:45 Roma vs Qarabag FK

Chelea oo horey u xaqiijisay booska wareega 16-ka ayaa soo dhaweyneysa Atletico Madrid oo rajadeddu ku xiran tahay in ay guul ka gaarto Chelsea Roma laga badiyo ama bareejo lagu celiyo si ay usoo baxdo.

Chesla ayaa dhankeeda dooenysa in ay kaalinta koowaad kuso baxdowaxayna u baahan tahay in ay guuleysato oo kaliya haddii ay barbaro ama guuldaro la kulanto oo ay Roma soo badiso waxana kaalinta koowaad kusoo baxaya Roma.

Roma ayaa dhankeeda u baahan in ay Badiso si ay wareega xiga u xaqiijiso, haddiise ay barbaro gasho ama laga badiyo oo ay Atletco soo baxdo waxay iska xaadirineysaa kooba Uefa .

 Lionel Messi celebrates scoring against Juventus - the Italians are yet to secure qualification

GROUP: D  Barcelona 11. JUventus 8, Sporing 7, Olympiakos

10:45 Barcelona vs Sporting CP

10:45 Olympiacos vs Juventus

Barcelona ayaa kaalinta koowad e Group-kan xaqiijisay waxeyna dooneysaa in ay guul kale ka hesho kooxda Sportin, halka Sportin ay dhankeeda si usoo baxdo ay u baahan taha in ay guul gaarto isla markaana laga adkaado ama barbaro lagu celiyo kooxda Juventus.

 

 

 

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip