Ogoow kooxaha usoo baxay wareega 16-ka Champions League,kuwa aadi doona Uefa iyo dalalka kooxaha ugu badan ku leh wareegan

0
Thursday December 07, 2017 - 09:27:45 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 319
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogoow kooxaha usoo baxay wareega 16-ka Champions League,kuwa aadi doona Uefa iyo dalalka kooxaha ugu badan ku leh wareegan

    Khamiis- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Yurub

Kooxaha dalka Ingiriiska ayaa taariih cusub u dhigay koobka kooxaha Horyaalada Yurub amrkii ay ay 5 koox ku yeesheen wareega 16-ka  e etartanka.

 

 

 wareega Group-ka  oo a xalay lasoo gebogabeeyay  waxaa usoo gudbay 16 koox, waxayna Kala yihiin, Group A Man United iyo Basel , Group B PSG iyi Bayer Group C, Roma iyo Cheslea Group D, Barca iyo Juve, Group E Liverpool iyo Seville, Group F, Man City iyo Shakhtar Donestki, Group G Besiktas iyo Porto , Group H Tottenham iyo Real Madrid.



 

Waxaa kaalinta saddexaad oo galy oo Uefa Europa League ka qeyb qaadan doona kooxaha, CSKA Moscow, Celtic , Atletico Madrid , Sporting, Cp, Spartak Moscow, Napoli , RasenBallsport Leipzig iyo Dortimund.


 

Kaalmaha afarad waxaa ku dhameystay oo tartanka faarujiyey kooxaha, Benfica , Anderlecht, Qarabag FK, Olympiacos, Maribor, Feyenoord, Monaco iyo APOEL Nicosia.


Halkan ka qriso sida dalalka ukala heleen tirade wareega 16-ka

 

England: 5, Man United, Liverpool, Cheslea iyo Man City

Spain: 3, Real Madrid, Barcelonaiyo Seville.

Italy :2, Juventus iyo Roma

Germany :1, Bayer Munich

France: 1, Paris Sain Germanin

Portugal: F1- C Porto

Ukarine: 1, Shakhtar Doneski

Turkey:1, Besiktas

Switzerland, 1. Basel




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip