Sidee ayeey kooxaha isugu beegmi karaan wareega 16-ka Champions League , maxaase kala socotaa xogta koox kasta ku leedahay tartanka?

0
Thursday December 07, 2017 - 10:31:36 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 515
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sidee ayeey kooxaha isugu beegmi karaan wareega 16-ka Champions League , maxaase kala socotaa xogta koox kasta ku leedahay tartanka?

    Khamiis- Switzeland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Switzeland



 

Waxaa xalay lasoo gebogabeeyay wareega Group-yada koobka kooxaha Horyaalada Yurub 2017-18, waxaana wareega usoo gudbay 16 koox, waxayna Kala yihiin, Group A Man United iyo Basel , Group B PSG iyi Bayer Group C, Roma iyo Cheslea Group D, Barca iyo Juve, Group E Liverpool iyo Seville, Group F, Man City iyo Shakhtar Donestki, Group G Besiktas iyo Porto , Group H Tottenham iyo Real Madrid.


Haddaba halkan ka aqriso sida ay kooxaha isugu dhici karaan iyo bandigga koox walba ku leedahay tartankan.

 

 

A: Manchester United (ENG) kaalinta koowad ayeey kusoo baxday

Waxay ka hor tagi krataa kooxaha : Bayern, Juventus, Sevilla, Shakhtar, Porto, Real Madrid

Wareega Group-ka : guul 5 barbaro 0 guuldaro 1 goolasha ay dhalisay 12 goolasha laga dhaliyey 3

Goolasha ugu badan waxaauu dhaliyey Romelu Lukaku (4)

Xilli ciyaareedki lasoo dhaafay waxay ku guuleysatay : Europa League winners

Horey waxay tartankan ugu guuleysatay 1968, 1999, 2008)

 

B: Paris Saint-Germain (FRA) kaalinta koowaad ayeey kusoo baxday

Waxay qaabili karta : Basel, Chelsea, Juventus, Sevilla, Shakhtar, Porto, Real Madrid

Wareega Group-ka :guul 5 barbaro 0 guuldaro 1 waxay dhalisay 25 waxaa laga dhaliyey 4 gool.

Waxaa ugu goolal badan Edinson Cavani, Neymar (6)

Xilli ciyaareedki lasoo dhaafay wareega 16

Banhdigii ugu fiicnaa tartankan semi-finals (1995)

 

C: Roma (ITA) kaalinta koowaad

Waxay wajihi kartaa Basel, Bayern, Sevilla, Shakhtar, Porto, Real Madrid

Wareega group-ka 3 guul 2 barbaro iyo 1 guuldaro waxay dhalisay 9 waxaa laga dhaliyey 6

Waxaa ugu goolal badan : Edin Džeko (3)

Xilli ciyaareedki lasoo dhaafay : UEFA Europa League wareegiisa 16

Bandhigi ugu fiicnaan tartankan fiinaal (1984)

 

D: Barcelona (ESP) kaalinta koowaad

Waxay la dheeli kartaa : Basel, Bayern, Chelsea, Shakhtar, Porto

Wareega group-ka 4 guul 2 barbaro waxay dhalisay 9 gool waxaana la dhaliyey 1 gool.

Waxaa ugu goolal badan : Lionel Messi (3)

Xilli ciyaareedki lasoo dhaafay wareefa 8-da

Bandhigeedi ugu fiicnaa tartanka waxay ku guuleysatay 5 jeer oo kala ah (1992, 2006, 2009, 2011, 2015)

 

E: Liverpool (ENG) Kaalinta koowaad

Waxay la ciyaari kartaa : Basel, Bayern, Juventus, Shakhtar, Porto, Real Madrid

Wareega Group-ka 3 guul iyo 3 barbaro waxay dhalisay 23 gool waxaana laga dhaliyey 6 gool.

Waxaa ugu goolal badan : Roberto Firmino (6)

Xilli ciyaareedki lasoo dhaafay wax tartan yurub ah kama qeyb gelin

Bandhigii ugu fiicnaa tartankan waxay ku guuleysatay 5 jeer oo kala ah (1977, 1978, 1981, 1984, 2005)

 

F: Manchester City (ENG) Kaalinta koowaad

Waxay is arki karaan : Basel, Bayern, Juventus, Sevilla, Porto, Real Madrid

Qaabka ay wareega group-ka uga soo baxdat 5 guul iyo hal; guuldaro 14 gool ay dhalisay 5 ayaa shabaqeeda lagu hubsaday.

Gool dhaliyaha ugu badan Raheem Sterling (4)

Xilli ciyareedki lasoo dhaafay wareega 16-ka

Bandigii ugu wanagsanaa tartankan Semi -finals (2016)

 

G: Beşiktaş (TUR) Kaalinta koowaad

Waxay la ciyaari kartaa : Basel, Bayern, Chelsea, Juventus, Sevilla, Shakhtar, Real Madrid

Bandhigeeda wareega Group-ka 4 guul iyo 2 barbaro

Gooldhaliyaha ugu badan : Cenk Tosun (4)

Xilli ciyareedki lasoo dhaafay wareega Group-ka maysan dhaafin.

 

Bandhigeedi ugu fiicnaa tartankan wareega 8-da (1987)

 

H: Tottenham Hotspur (ENG) Kaalinta Koowaad

Waxay ka hortagi kartaa : Basel, Bayern, Juventus, Sevilla, Shakhtar, Porto

5 guul iyo hal baro ayeey uguo soo gudubtay wareegan, waxey dhalisay 15 waxaan laga dhliyey 4 gool

Waxaa ugu goolal badan Harry Kane (6)

Xilli ciyaareedki lasoo dhafay wareegga Group-ka

Bandhigeedi ugu fiicnaan tartankan semi-finals (1962)

 

Kaalmaha labaad

 

A: Basel (SUI)

Waxay la dheeli kartaa : Paris, Roma, Barcelona, Liverpool, Manchester City, Beşiktaş, Tottenham Hotspur

Wareega Group-ka 4 guul iyo laba guuldaro ayeey lasoo kulantay waxay dhalisay 11 waxaan laga dhaliyey 5 gool.

Gooldhaliyaha ugu badan : Dmitri Oberlin (4)

Xili ciyaareedki lasoo dhaafay: wareega 16-ka

Herki ugu wanaagsanaa tartankan wareega 8-da (1974)

 

B: Bayern München (GER)

Waxay wajahi kartaa : Manchester United, Roma, Barcelona, Liverpool, Manchester City, Beşiktaş, Tottenham Hotspur

Wareega Group-ka 5 guul iyo hal guuldaro waxay dhalisay 13 waxaan loogu shubay 6

Dhaliyaha ugu badan : Robert Lewandowski, Corentin Tolisso (3)

Xili ciyaareedki lasoo dhaafay wareega 8-da

Herki ugu wanaagsanaa tartankan waxay ku guuleysteen 5 jeer (1974, 1975, 1976, 2001, 2013)

 

C: Chelsea (ENG)

Waxay ka hor imaan kartaa : Paris, Barcelona, Beşiktaş

Bandhiga heerka group-ka 3 guul 2 barbaro iyo hal guuldaro, wxay dhalisay 16 gool , waxan alaga dhaliyey 8 gool.

 

Gooldhaliyaha ugu badan : Eden Hazard (3)

Xilli ciyaareedki lasoo dhaafay kama qeyb gelin tartan Yurub ka dhacay

Herkii ugu wanaagsanaa tartankan waxay ku guuleysatay 1 jeer (2012)

 

D: Juventus (ITA)

Waxay ka hortagi kartaa : Manchester United, Paris, Liverpool, Manchester City, Beşiktaş, Tottenham Hotspur

Bandhiga herka Group-ka : 3 guul 2 barbaro iyo 1 guuldaro. Waxay dhalisay 7 gool, waxaana laga dhaliyey 5 gool

Gooldhaliyaha ugu badan : Gonzalo Higuaín, Mario Mandžukić (2)

Xilli ciyaaredeki lasoo dhaafay kaalinta labaad

Heerkii ugu fiicnaa ay tartankan ka gaarto axay ku guuleysatay 2 jeer (1995, 1996)

 

E: Sevilla (ESP)

Waxay qaabili kartaa : Manchester United, Paris, Roma, Manchester City, Beşiktaş, Tottenham Hotspur

Bandhiga herka group-ka 2 guul 3 barbaro iyo 1 guuldaro 12 gool ayeey dhalisay 12 ayaa laga dhaliyey

Dhaliyaha ugu badan : Wissam Ben Yedder (6)

Xilli ciyaareedki lasoo dhaafaywareega 16-ka

Heerki ugu fiicnaa tartankan wareega 8-da (1958)

 

F: Shakhtar Donetsk (UKR)

Waxay iska hor imaan karaan : Manchester United, Paris, Roma, Barcelona, Liverpool, Beşiktaş, Tottenham Hotspur

Bandhiga heerka group-ka 4 guul iyo 2 guuldaro 9 gool ayeey dhalisay 9 gool ayaana laga dhaliyey.

Dhaliyaha ugu badan Bernard (3)

Xilli ciyaaareedki lasoo dhaafay isreebreebka ayeey ku hartay

Heerki ugu fiicnaa ebid wareega 8-da (2011)

 

G: Porto (POR)

Waxay fooda isdari karaan : Manchester United, Paris, Roma, Barcelona, Liverpool, Manchester City, Tottenham Hotspur

Bandhiga heerka Groupka 3 guul 1 barbaro I 2 guuldaro 15 gool ayeey dhalisay waxaan laga dhaliyey 10 gool.

Dhaliyaha ugu badan : Vincent Aboubakar (5)

Xilli ciyaareedki lasoo dhaafay wareegga 16-ka

Heerki ugu fiicnaa waxay ku guuleysteen 2 jeer (1987, 2004)

 

H: Real Madrid (ESP)

Waxay la dheei kartaa : Manchester United, Paris, Roma, Liverpool, Manchester City, Beşiktaş

Bandhiga heerka Group-ka 4 guul 1 barbaro iyo 1 guuldaro 17 gool ayeey saxiixeen 7 ayaa loo dib mariyey

Dhaliyaha ugu badan : Cristiano Ronaldo (9)

Xilli ciyareedki lasoo dhaafay guuleystayaal

Heerki ugu fiicnaa tartanka waxay ku hanteen 12 (1956, 1957, 1958, 1959, 1960, 1966, 1998, 2000, 2002, 2014, 2016, 2017)





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip