Ronaldo oo rikoodh cusub u dhigay Guruubyada Champions league

0
Thursday December 07, 2017 - 11:17:09 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 273
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ronaldo oo rikoodh cusub u dhigay Guruubyada Champions league

    Khamiis- Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Madrid


Ma jiro ciyaaryahan dhaliyay kulan walba oo Champions League group-kiisa ah marka laga reebo Cristiano Ronaldo oo kooxdiisu ay gurigeeda uga badisay Borussia Dortmund Arbacadii.


 

Wuxuu dhaliyay 4 Gool ciyaarihii uu wajahay APOEL, kulan walba ayuuna laba dhalinayay, haddana wuxuu dhaliyay 3 labada kulan ee kooxda reer German, Ronaldo ayaa sidoo kale labada kulan goolal ka dhaliyay Tottenham Hotspur.



 

Waxaana laacibkan loo arkaa mid ka mid ah kuwa ugu wanaagsan taariikhda dunida iyo horyaalka LaLiga.


 

Ronaldo ayaa hadda fadhiya 2017/18 Champions League gooldhaliyaha ugu sarreeya isagoo leh 9 gool wuxuuna ugu wanaagsanaa 2014/15 markaas oo uu 11 gool ka dhaliyay ciyaaraha Guruubka.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip