
Baro 12 Ciyaaryahan oo aan guuldaro la kulmin iyagoo gool dhaliyey
Todobaadkan waxaa kooxda Manchester United ayaa horyaalka Ingiriiska 1-3 kagasoo adkatay Arsenal oo garoonkeeda joogta waxaana goolasha mid ka mid ah dhaliyey Antonio Valenica.
Waxuu ahaa agoolki 22 ee uu kooxdiisa United u dhaliyo mana dhicin in kooxdiisa guuldaro la kulnato xilli uu shabaqa soo taabtay.
Hadda halkan ka aqriso liska 12 ciyaaryahan oo ay san kooxahooda guuldaro lakulmin kadib gool ay iyaga u dhaliyeen.
Magaca Kulanka guuldaro
Milner, James 47 0
Vassell, Darius 46 0
Kalou, Salomon 32 0
Leonhardsen, Oyvind 28 0
Dele Alli 27 0
Antonio Valencia 22 0
Sharpe, Lee 19 0
Riise, John Arne 19 0
Oscar 19 0
Irwin, Denis 18 0
Roy, Bryan 18 0
Coleman, Seamus 18 0
Baro 12 Ciyaaryahan oo aan guuldaro la kulmin iyagoo gool dhaliyey
Khamiis- London