Ballon d'Or 2017: Ronaldo oo markii 5-aad Hantay Abaalmarinta "Sawirro"

0
Friday December 08, 2017 - 09:12:13 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 161
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ballon d'Or 2017: Ronaldo oo markii 5-aad Hantay Abaalmarinta "Sawirro"

    Jimco- Paris

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco- Paris

Cristiano Ronaldo ayaa markiisii 5aad ku guuleystay Ballon d’Or.


Laacibka dalka Portuguese-ka ayaa loogu codeeyay xiddigga sanaadka wuxuuna ku garaacay Lionel Messi iyo Neymar.

Ronaldo ayaa markaan ka hor qaaday abaalmarinta 2008, 2013, 2014 iyo 2016.

Waxaa caawa lagu siiyay abaalmarinta taallada Eiffel Tower ee Paris.

Tottenham wiilkeeda Harry Kane ayaa meesha ugu sarreysa ka gaaray dhanka xiddigaha Premier League ee tartamay wuxuuna galay kaalinta 10-aad.

 



View image on Twitter
 

Et de cinq !      </div>
    <div class=



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip