Man United oo beegsaneysa in ay Marki saddexaad taariikh u dhigto Premier League-ga kadib laba taariikh oo kali ay ku tahay oo ay Epl-ka dhigtay

0
Friday December 08, 2017 - 09:29:55 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 809
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Man United oo beegsaneysa in ay Marki saddexaad taariikh u dhigto Premier League-ga kadib laba taariikh oo kali ay ku tahay oo ay Epl-ka dhigtay

    Jimco- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco- Manchester



Kooxda Manchester United ayaa todobaadkan Derby Manchester gegida Old Traford kula qaadaneysa kooxda Manchester City oo ay magaalo wadaag yihiin.


United ayaa dhiggeda City ka hor kulanak Axadda ka hooseysa 8 dhibcood waxayna beegsanaysaa hanasha horyaalka Ingiriiska oo ay ku guuleysan tan 2013.


Kaliya laba jeer ayeey taariikhda Horyaalka Ingiriiska ka dhacday in koox 8 dhibcood iyo ka kadabn lagu hogaaminay kadib 15 kulan ay horyaalka hanato waxaan sidaa sameeyay Manchester United.



Marka koowaad waxaa United kadib 15 kulan lagu hogaaminay 9 dhibcood waxaana ka sareysay kooxda Norwich City xilli ciyaareedki 1992-93 oo ahayd xilliga Magca Engluish- First Divison laga guuray loona badalay Premier League, waxayna United Horyaalka kAston Villa kaga qaaday 10 dhibcood oo nadiif ah , waloo kulamada la ciyaarayy ay 42 ahaayeen halka ay hadda ka yihiin 38 dhibcood.


Dhacdadi labaad waxay United afarsano kadib waxaan kadib 15 kulan siddeed dhibcood ku daadihanay Arsenal waxayna United 7 dhibcood oo nadiif ah kaga qaaday.


Arsenal , Newcastle iyo Liverpool oo min 68 dhibcood ku dhameystay Horyaalka xilli ciyaareedki 1996-97, waxaana xilligaas hogaanka u hayay Sir Alex Fergusen.


Kadib taariikhaasi wali ma dhicin koox 6 ma 5 dhibcood laga horeeyo kadib 15 kulan oo horyaalka hanataywaxayna Su’aashu tahay Jose United mu usoo celin karaa taariikhdaas ay ku caan baxday ?


Kulanka Derby Manchester oo Axadda ka dhici doona Gegida Old Traford ayaa noqon doona kulan taariikheed madaama uu ay koox waliba dooneysa samaynta iyo ilaalinta Rikoordhyo jira.



 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip