Isku aadka Champions league oo la sameeyay Chelsea vs Barcelona

0
Monday December 11, 2017 - 13:52:07 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 360
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku aadka Champions league oo la sameeyay Chelsea vs Barcelona

    Isniin--Nyon

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin--Nyon

Isku aadka koobka kooxaha Yurub ee heerka sare ayaa la sameeyay, waxaana ka mid ah kulamada ugu xiisaha badan ee koobka ka dhici doona kulanka Chelsea vs Barcelona, ciyaar kale waa PSG vs Real Madrid.

Kooxaha horyaalka England ayaa ka badbaaday in ay ku dhacaan naadiyo waaweyn marka laga reebo kooxda Chelsea.

Isku aadkii oo dhan.

Tottenham v Juventus

Manchester City v Basel

Liverpool v Porto

Manchester United v Sevilla

PSG v Real Madrid

Roma v Shaktar Donetsk

Barcelona v Chelsea

Besiktas v Bayern Munich




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip