Mohamed Salah oo ku guuleystay abaalmarinta laacibka Afrika ee BBC

0
Monday December 11, 2017 - 22:05:11 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 504
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mohamed Salah oo ku guuleystay abaalmarinta laacibka Afrika ee BBC

    Isniin- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- London



Kadib codeyn aan cadi ahayn, xiddiga Liverpool iyo Xulka Masar Mohamed Salah ayaa ku guuleystay laacib sanadka qaaradda afrika ee ay bixiso BBC-da, waxuuna kaga guuleystay xiddigaha Pierre-Emerick Aubameyang ( Gabon) , Naby Keita(Guinean), Sadio Mane (Senegal)  iyo Victor Moses oo NIgeria u dhashay.


 

Salah ayaa xulka dalkiisa Masar usoo saaray koobka aduunka 2018 kadib 1990 oo ay hady marki u dambeysay ee ay ka qeyb galaan.



Roma ayuu u dhaliyey 15 gool isagoo caawiyey 11 kale waxuuna u suurta geliyey in kadib 7 sano ay kaalinta labaad e ehoryaalka ku dhammeystaan.


Dhanka Kale kooxda Liverpool ayaa xilli ciyaareedkan u dhaliyey 13 gool 16 kulan dhammaan tartamada


" aad abaan ugu faraxsanahay inaan ku guuleysto abaalmarintan ayuu u sheegay BBC Sport.


Halkan ka aqriso sida abaalamrinta loogu kala guuleystay taariikh ahaan.


2016: Riyad Mahrez (Leicester City & Algeria)

 

2015: Yaya Toure (Manchester City & Ivory Coast)

 

2014: Yacine Brahimi (Porto & Algeria)

 

2013: Yaya Toure (Manchester City & Ivory Coast)

 

2012: Chris Katongo (Henan Construction & Zambia)

 

2011: Andre Ayew (Marseille & Ghana)

 

2010: Asamoah Gyan (Sunderland & Ghana)

 

2009: Didier Drogba (Chelsea & Ivory Coast)

 

2008: Mohamed Aboutrika (Al Ahly & Egypt)

 

2007: Emmanuel Adebayor (Arsenal & Togo)

 

2006: Michael Essien (Chelsea & Ghana)

 

2005: Mohamed Barakat (Al Ahly & Egypt)

 

2004: Jay-Jay Okocha (Bolton & Nigeria)

 

2003: Jay-Jay Okocha (Bolton & Nigeria)

 

2002: El Hadji Diouf (Liverpool & Senegal)

 

2001: Sammy Kuffour (Bayern Munich & Ghana)

 

2000: Patrick Mboma (Parma & Cameroon)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip