Real Madrid oo hanatay Koobka Kooxaha Adduunka & Ronaldo oo Bulisiyoon Dhaliyay

0
Sunday December 17, 2017 - 01:03:25 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 233
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real Madrid oo hanatay Koobka Kooxaha Adduunka & Ronaldo oo Bulisiyoon Dhaliyay

    Axad- Dubai

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Dubai


 

Real Madrid ayaa Sanadkii labaad oo xiriir ah qaadatay koobka kooxaha Adduunka, keddib markii ay 1-0 ku martay kooxda Gremio ciyaar ka dhacday Abu Dhabi.


 

Cristiano Ronaldo ayaa qeybta labaad ee kulanka dhaliyay gool Bilisiyoon ahaa waxaana labada kooxood ee finalka isku aragtay ay soo kala qaadeen Champions League iyo Copa Libertadores kulanka ayaana u muuqday mid ay isku Arkeen guuleysteyaal.



 

Zinedine Zidane wiilashiisa ayaan si sahal ah uga badin kooxda Gremio oo dooneysay ilaa dhammaadka kulanka in ay goolal keenaan.


 

Balse goolka Ronaldo ayaa ku fillaaday Real oo guusheeda u dabbaal degeysa waqtigaan.


 

Wiilka xulka Portuguese ayaan wax fursad ah siinin goolhaye Marcelo Grohe oo qaban waayay kubadda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip