Mo Farah oo ku guuleystay shaqsiga Sanadka ee BBC-da

0
Monday December 18, 2017 - 11:22:47 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 186
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mo Farah oo ku guuleystay shaqsiga Sanadka ee BBC-da

    Isniin- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- London


 

Orodyahanka asal ahaan Soomaaliga ah ee heysta dhalshada UK ayaa ku guuleystay abaal gudka sanadlaha ah ee BBC-da ay bixiso.


Mo Farax oo hadda Oroddada dheer diiradda saaraya kaddib markii uu Olomikada guulo fiican ka gaaray ayaa hantay abaalgudkan ay BBC-da siiso shaqsiga Ciyaaraha oo dhan ugu wanaagsan.


Mo Farax ayaa abaalgudkan ku gaaraacay xiddiga Mootada ku tartama ee Jonathan Rea iyo Ninka lixaad kiisa dhimanyahay ee Jonnie Peacock.



Faarax waxaa uu 2017 hantay Billadaha Olombikada ee 10,000 kun iyo 5,000ta kun,sidaas ayuuna ku helay abaaulgudka BBC-da ee shaqsiga Ciyaaraha.


Sidoo kale dadka uu ka guuleystay waxaa ka mid ah weeraryahanka Tottenham Hary Kane oo 50 Gool dhaliyay 50 kulan oo uu ciyaaray 2017,waxaa kale oo ku jira Ninka dabaasha caanka ku ah ee la yiraahdo Adam Peaty.


W/D: Aadan Ibraahim Faarax "Showqi"

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip