Rasmi: Seddexda laacib ee isugu soo haray abaal marinta xiddiga Afrika 2017 oo la shaaciyay

0
Monday December 18, 2017 - 22:54:11 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 273
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rasmi: Seddexda laacib ee isugu soo haray abaal marinta xiddiga Afrika 2017 oo la shaaciyay

    Isniin- Qahira

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Qahira


waxaa lasoo saaray sadaxda xidig ee isugu soo haray abalmarinta ugu saraysa ee laga bixiyo qaarada africa taas ay soo saaren xiriirka qaarada Afrika ee CAF .

 

waxaa isugu soo haray tartanka sadaxda xidig ee ka xamaasha qaararada yurub.


 

xidigaha kawada tirsan kooxda liverpool ee Mohamed Salah iyo xidiga xulka Senigal ee Sadio Mane iyo xidiga kooxda Brussia Dortmound ee Pierre-Emerick Aubameyang xidigahaan ayaa u tartami doona abaal marinta laacibkii ugu fiicnaa afrika ee 2017.



 

Salah ayaa qaab ciyaareed cajiib ah kusoo bandhigay garoonka kooxda Liverpol ee Anfield isagoo gooalal badan udhaliyay xili ciyaareedkan,sidoo kale wuxuu ku guulaystay abaal marinta ay bixiso BBC da ee xidiga ugu wanaagsan qaarada Africa.


 

dhanka kale xidiga ay isku kooxda yihiin ee Mane ayaa dhankiisa qaab ciyaareed wanagsan soo bandigay isagoo xulkiisa usuura galiyay usoo bixitaanka koobka aduunka ee kadhici doona Russia.


 

sidoo kale xidiga kooxda BVB ee pierre-Emerick Aubameyang ayaa dhankiisa qeeb ka ah midka labadaan xidig kula dagaalami doona abaalmarinta.

 

sikastaba xidigahaan ayaa isugu soo haray abaal marinta xidiga ugu wanaagsan AFrica.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip