Bayer Munich oo garaacday Dortimund iskana xaadirisay Rubuc –dhammaadka German Cup+Sawirro

0
Thursday December 21, 2017 - 01:56:25 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 204
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bayer Munich oo garaacday Dortimund iskana xaadirisay Rubuc –dhammaadka German Cup+Sawirro

    Khamiis- Munich

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Munich


 

Kooxda Bayer Buncih ayaa 2-1kaga adkaatay kooxda Borussia Dorimund oo ay ku kulmeen wareega 16-ka kobka Jarmalka.


 

Bayer ayaa goolasha daqiiqadi 12iyo 22 ka kala heshay Jeremy Bouteng iyo Thomas Muller waxaana qeybtabhore lagu kala nastay 2-0.


 

Dortimund ayaa goolka qura daqiiqadi 77 waxaa u saxiixay Andriy Yarmolenko, waxayna noqotay in ay kassoo kaban weydo goolasha labda ah ee laga dhaliyey.



 

Bayer ayaa sidaa ku xaadirtay wareega rubuc-dhammaadka tartanka German Cup.


 

Bayer ayaa horey usoo reebtay kooxda Leipzig, waxayna ku dartay Dortimund waana labada koox ee ugu qatarsnaa ee joojin karay Bayer taasoo ka dhiggan in ay gacanta ku dhigi doonto koobka.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip