Thomas Lemar oo shaaciyay Kooxda uu ugu jecelyahay EPL-ka

0
Thursday December 21, 2017 - 13:52:06 in Wararka by kubadbile news
  • Visits: 244
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Thomas Lemar oo shaaciyay Kooxda uu ugu jecelyahay EPL-ka

    Khamiis-21-12-2017. Paris.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis-21-12-2017. Paris.

Xiddigga Monoco Thomas Lemar waxa uu doorbidayaa ku biiridda Liverpool marka ay timaado kala doorashada iyada iyo Arsenal, sida ay qoreyso (Daily Mirror).


Arsenal waxa ay ku guuldarreysatay in ay £90 million heshiiskiisa ku dhammeyso xagaagii hore waxaana wali lala xiriirinayaa hadda, Chelsea ayaa sidoo kale muujisay xiiso ay u qabto xidigan.


Lemar sidoo kale waxa uu bartilmaameed u ahaa Liverpool kooxda ka dhisan Anfield ayaa aaminsan in ciyaaryahanka ogolaan doono dalabkeeda si uu ugu soo wareego Mersyseyside halkii uu tagi lahaa Emirates.



Reds waxa ay isu diyaarineysaa tagitaanka Philippe Coutinho oo la qabo in uu ugu dambeyn u dhaqaaqi dono Barcelona.


Sidoo kale, Maxamed Saalax ayaa hadda bartilmaameed u noqday Real Madrid, Liverpool ayaana badalada xidigahaas ka dhiganeysa Lemar.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip