Leonel Messi oo goolkii uu ka dhaliyey Real ku jabiyey Rikoodhki Muller ee taariikhiga ahaa

0
Saturday December 23, 2017 - 21:23:55 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 151
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Leonel Messi oo goolkii uu ka dhaliyey Real ku jabiyey Rikoodhki Muller ee taariikhiga ahaa

    Sabti- Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Madrid

 


 

Leonel Messi ayaa gool rigoore ah u dhaliyey kooxda Barcaelona oo 14 dhibood ka sara martay kooxda Real oo ay garoonkooda ku garaaceen kulanki koowaad ee El Clasico 2017-18.


 

Goolkii Messi waxuu ahaa kii 526 ee uu dhammaan tartamada u dhaliyo kooxdiisa, taasoo ka dhigan inuu yahay laacibka ugu goolasha badan qaaradda yurub marka ay timaado hal koox.

Gerd Muller scored 525 goals for Bayern Munich during his 14-year career in at the German giants


 

. Messi ayaa rikoodhaka kala wareegay weerayahnakii hore ee Bayer Munuch Muller kaasoo dhaliyey 2525 gool.

Image result for Gerard muller in action for bayern Munich


 

Muller ayaa 525 gool u dhaliyey Bayer Munich I 572 kulan uuu saftay into u dhaxeysay 1965 - 107, halka Messi uu rikoodhkaas ku gaaray 608 kulan.

 

 

 

 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip