Mauricio oo noqonaya tababaraha cusub ee PSG

0
Monday December 25, 2017 - 08:44:08 in Wararka by kubadbile news
  • Visits: 90
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mauricio oo noqonaya tababaraha cusub ee PSG

    Isniin, Paris.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin, Paris.

Kooxda League 1-ka Dalka Frnace ayaa shaacisay Tababarayaasha safka hore uga jira in ay ku beddesho Macallinka reer Spain ee Unai Emery's, kaas oo uu heshiiskiisu dhacayo dhgamaadka xagaagan.


PSG waxaa la xaqiijiyay in maamulka ugu sarreeya ay isha ku hayaan xiddigoodii hore ee Mauricio Pochettino,kaas oo meel sare geeyay Kooxda Tottenham.


Mauricio,waxaa uu Tottenham joogaa saddex Sano iyo bar waxaana Kooxda labadii xilli ciyaareed ee la soo dhaafay uu ku hoggaamiyay kaalimaha 2aad iyo 3aad,isaga oo sidoo kale soo saaray xiddigo muhiim ah oo ay kooxda iibisay lacag bandanna kala baxday.



The Mirror,ayaa qoreysa in Maamulka PSG ay indhaha ku hayaan Tababaraha Reer Argentine ,waxaa kale oo ay quudarreynayaan Tababarihii hore ee Kooxda Barcelona , Luis Enrique..


Pochettino ayaa u soo ciyaaray Kooxda PSG labo Sano,waxaa kale oo uu u ciyaaray kooxaha kala ah Bordeaux iyo Espanyol .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip