India oo diidday in Pakistan ay la ciyaarto

0
Monday December 25, 2017 - 09:46:34 in Wararka by kubadbile news
  • Visits: 399
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    India oo diidday in Pakistan ay la ciyaarto

    Isniin,Delhi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin,Delhi.

Xiriirka cricket-ka Dalka India ayaa sheegay in ciyaartooyda dalkaas aysan tageyn dalka Pakistan,iyaga oo ka baqaya amaanka wiilashooda.


Xiriirka cricket Hindiya oo kulan ku yeeshay Gobolka Jhansi,waxaa uu walaaac kaga muujiyay xiriirka labada dal oo aan wanaagsaneyn iyo Xabad joojintii Kashmiir oo todobaadkan bur burtay islamarkaana sababtay in labada ciidan isku dhacaan.



Rajiv Shukla xiriirka Cricket-ka Dalka Hindiya Rajiv Shukla,ayaa sheegay in Sarkaal ciidan iyo saddex Askari Hindiya looga dilay dagaalkii todobaadkan,sidaas darteedna labada dal aysan hadda ciyaar dhexmari Karin.


Waxaa kale oo uu shaki geliyay in mustaqbalka dhow ay wada ciyaaraan labada dal,isaga oo sheegay in dalka deriskooda ah ee Pakistan uusan damaanad qaadin amaanka ciyaartoda Hindiya.


Hindiya iyo Pakistan waxaa ay can ku yihiin Ciyaaraha Cricket-ka waxaana mararka qaar dhacda in ay isku aadaan,iyada oo ay ku ciyaaraan dalalka marti geliya koobka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip