Toure oo ka laabtay go'aankii uu uga fariistay ciyaaraha caalamiga ah!

0
Wednesday December 27, 2017 - 09:52:57 in Wararka by kubadbile news
  • Visits: 170
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Toure oo ka laabtay go'aankii uu uga fariistay ciyaaraha caalamiga ah!

    Arbaco,Manchester.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco,Manchester.

Xiddigga Qadka dhexe ee Kooxda Man City iyo Xulka Ivory Coast Yaya Toure ayaa ku dhawaaqay in uu ku laabanayo ciyaaraha Caalamiga ah kaddib markii uu ka fariistay Bishii September 2016kii.


Toure oo ka hadlayay go’aankan cusub ayaa sheegay in uu jecelyahay Qarankiisa islamarkaana rajeynayo in dhallinyarada soo koreysa ee dalkiisa uu siiyo xirafaddiisa Kubadda Cagta.


Toure, oo 34jir ah ayaa waxaa uu go’aansaday in uu mar kale xulkiisa la qaado koobab kale,waxaana uu hadalkiisii Twitter-ka ku sheegay in u uxor u yahay ku laabashada Qarankiisa.


In ka badan 10 kulan ayuu xulkiisa u saftay isaga oo u dhaliyay goolal,kuna guuleystay koobab heer qaaradeed iyo heer Goboleed ah intaba.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip