Sawirro: Heegan oo si dirqi uga adkaatay Dekedda hogaankana la wareegtay

0
Wednesday December 27, 2017 - 10:09:55 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 272
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Heegan oo si dirqi uga adkaatay Dekedda hogaankana la wareegtay

    ARbaco- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ARbaco- Muqdisho

 


Kooxda kubada Gacanta Heegan ayaa guul ay kurafaaday ka gaartay kooxda Dekedda oo ay kulan adag oo ay  galabti isniinta ku  yeesheen garoonak Wiish.


 

Kulanka oo aad u xiiso badnaa waxaa qeybta hore lagu kala nastay 12- 16 oo ay hogaanka ku hayso Heegan.


 

Marki laysku soo laabtay Dekedda ayaa soo laba kacleysayw axayna daqiiqadihi u dambeeyay ciyaarta gartay barbaro 28-28 29-29, 30-30 waxaase Dekedda rajadooda so afjaray Cali Maxamed Aadan ( Cali barwaaiini oo dhaliyey 16 gool oo kamid ah 32 gool ay ku badisay kooxdiisa Heegan, gaar ahaan labadii goo lee u dambeeyay ee ay kooxdiisa ku xaqiijisay .



Xiddiga garoonak waxuu ahaa Cali Maxamed Aadan ( Barawaani)


Dhanka Dekedd waxaa goolasha ugu dban dhaliyey xiddga no-11 C’salaan Yuusf Bilaal Kasoo dhaliyey tiro laeg numabrkiisa 11.


Heegan ayaa iminka horyaalka ku hogaamineysa 12 dhibcood, waxaana warega hore uga haray hal kulan oo ay 5 January la ciyaari doonto kooxda Horseed.


Dekedda oo dhankeeda horyaalka daafacaneysa ayaa Jimcaha soo aadan ka hortagi doonta kooxda Horseed kaasoo ah kulanka uga haray wareega hore.



 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip