Kaddib saxiixa Liverpool ee van Dijk waa kuwee 10 difaac ee ugu qaalisan Europe?

0
Thursday December 28, 2017 - 08:41:28 in Wararka by kubadbile news
  • Visits: 379
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kaddib saxiixa Liverpool ee van Dijk waa kuwee 10 difaac ee ugu qaalisan Europe?

    Khamiis,Liverpool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis,Liverpool

Kooxda Liverpool ayaa la wareegtay daafac reer Ducht-ka u dhashay ee van Dijk,kaas oo lacag dhan£75 Milyan ay ga qaateen Kooxda Southamton ee Dalka Ingiriiska.


Liverpool 4tii Sano ee la soo dhaafay waxaa ay Kooxda Southamton ka iibsatay lix ciyaaryahan oo ay isku dar ka bixisay £166.6 Milyan oo lacagta Ingiriiska ah.



van Dijk, waxaa uu noqday xiddigga ugu qalaisan ee Kooxda Liverpool ay iibsato kaddib Maxamed Salah oo recorkaas difaaacanayay.


Haddaba waa kuwee 10ka difaac ee ugu qaalisan Europe?


10 – Eliaquim Mangala


Lacagta: £32m


Kooxda iibisay: Porto


Kooxda gadatay : Manchester City


Taariikhda: August 2014


9 – Thiago Silva


Lacagta : £33m


Kooxda iibisay: AC Milan


Kooxda iibsatay: PSG


Taariikhda: July 2012


 

8 – David Luiz


Lacagta : £34m


Kooxda iibisay: Chelsea


Kooxda iibsatay: PSG


Taariikhda: September 2016


7 – Shkodran Mustafi


Lacagta: £35m


Kooxda iibisay: Valencia


Kooxda iibsatay: Arsenal


Taariikhda: August 2016


 

6 – Leonardo Bonucci


Lacagta : £35.2m


Kooxda iibisay: AC Milan


Kooxda iibsatay : Juventus


Taariikhda: August 2017


5 – John Stones


Lacagta: £47.5m


Kooxda iibisay: Everton


Kooxda iibsatay: Manchester City


Taariikhda: August 2016


4 – David Luiz


Lacagta : £50m


Kooxda iibisay: Chelsea


Kooxda : PSG


Taariikhda: June 2014


3 – Benjamin Mendy


Lacata : £52m


Kooxda iibisay: Monaco


Kooxda iibsatay: Man City.


Taariikhda: July 2017


2 – Kyle Walker


Lacagta: £54m


Kooxda iibisay: Tottenham


Kooxda iibsatay: Man City.


Taariikhda: July 2017


1 – Virgil van Dijk


Lacagta: £75m


Kooxda iibisay : Southampton


Kooxda iibsatay: Liverpool


Taariikhda: December 2017


W/D: Adam Showqi

 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip