Signjet oo garaacday Fero

0
Thursday December 28, 2017 - 10:48:15 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 156
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Signjet oo garaacday Fero

    Khamiis- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Muqdisho




Kooxda Signjet ayaa guushii labaad ka gaartay horyaalka kubadad Gacanta oo ay ka ciyaartay kulankedi u dambeeyay ee wareega hore ee horyaalka Wiilasha kubada Gacanta 2017-18.


Signjet ayaa garoonak Wish kulan adag kula qadatay kooxda Feero oo ka mid ah a ahayd kooxaha ugu wanaagsan Horyaalka , basle sanadkan huruda,waxaana kulanka oo kulankan ahaa mid ay ad isugu dhawayeen labada koox.



Laakiin waxayugu dambayn 23-20 guusha ku raacday naadiga Signjet.


Signjet ayaa sidaa wareega hore ee horyaalka ku dhameysatay kaalinta afaraad waxayna ka sareysaa kooxaha Gift Star iyo Fero, halka ay ka hooseyso kooxaha Heegan Dekedda iyo Horseed.


Horyaalka waxaa 12 dhibcood ku hogaaaminaya kooxda Heegan, waxaana kusoo xiga Horseed iyo Dekedda oo min 9 dhibcood leh waxaana berry garoonak Wiish ku ballasan kooxaha Dekedda iyo Horseed.


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip