Dekadda iyo Horseed oo ku ballansan garoonka wish stadium

0
Friday December 29, 2017 - 08:52:32 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 223
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dekadda iyo Horseed oo ku ballansan garoonka wish stadium

    Jimco- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco- Muqdisho


Kulanka Dekadda iyo Horseed ayaa ah kulan ay si weyn uwada sugayaaan dhamaan bahda sportiga ayaa galabta ka dhici doona garoonka Wiish ee magaalada Muqdisho.


 

Kooxaha Dekadda iyoHhorseed ayaa sanadkii hore wadda cayaaray cayaar ka tirsan horyaalka kubadda gacanta iyadoo laba kulanba loo awood sheegtay kooxda Ciidanka xooga dalka e Horseed.


 

Dekada oo sanadkii hore ku guuleysatay horyaalka ayaa dooneysa iney difaacdaan ,



Kooxda cawo iyo maalin ayaa horyaalkii 2016-2017 ku dhameesatay booska afaraad ee kala sareenta horyaalka kubadda gacanta wiilasha.

.

 

Naadiga dekadda oo guuldaro kala soo kulantay dhigeeda heegan kulan ku soo idlaaday 32 – 30


ayaa dooneysa iney galabta caro kala duldhacdo kooxda ciidanka xooga dalka ee hoorseed.


Dekedda ayaase kulankan waxaa ma maqnaan doona goolhayahooda Diini kaasoo magaalada Kismayo u aaday dabaaldegga koobka kubadda Cagta dowlad-gobolleedyada oo uu kula guuleystay kooxda Jubaland.


Kulanka ayaa bilaaban doona 4:00 galabnimo

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip