Suuqa Janaayo: 10-ka Saxiix ee ugu Fiican ee Kooxaha Yurub ku biiri kara 2018-ka

0
Saturday December 30, 2017 - 10:42:06 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 206
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suuqa Janaayo: 10-ka Saxiix ee ugu Fiican ee Kooxaha Yurub ku biiri kara 2018-ka

    Sabti- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Yurub


Waa dhammaad 2017 waxaase suuqii sanadkaan ka dhacay Saxiixyo Waalli ah, sida Neymar, Ousmane Dembele iyo Kylian Mbappe waxaana dhammaantood ay ahaayeen kuwo lagu iibsaday 100 milyan euro ama wax ka badan, 2018 waa Sanad kale oo dib loo fiirinayo Suuqa.


 

Atletico Madrid ayaa horay wacdaro dooneysay in ay ugu dhigto laacibkeeda Antoine Griezmann, kaasi waa uu ka tegayaa kooxda, balse lacag badan ayaa dul saaran, Pep Guardiola kooxdiisa Manchester City ayaana ka mid ah Naadiyada lacagta fiican ku doonaya.



 

 

 

Haddaba halkan ka Aqri 10-ka Laacib ee ugu fiicnaan kara suuqa Janaayo

 

1-Antoine Griezmann

2-Alexis Sanchez

3-Philippe Coutinho

4-Paulo Dybala

5-Pierre-Emerick Aubameyang

6-Mesut Ozil

7-Harry Kane

8-Goncalo Guedes

9-Kepa Arrizabalaga

10-Mauro Icardi

Kuwaas ayaa ah xiddigaha ka tegi kara kooxahooda iyagoo ku biiraya kooxo ka dhaqaalo ama Awood badan, inta lagu jiro Suuqa Janaayo, walow ay macquul tahay in kooxaha ay ka tirsanyihiin ay diidaan in laga iibsado laacibiintooda.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip