KAKA Oo Soo Xushay Safkii Ugu Wanaagsana Uu Lasoo Ciyaaray

0
Saturday December 30, 2017 - 19:21:07 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 512
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    KAKA Oo Soo Xushay Safkii Ugu Wanaagsana Uu Lasoo Ciyaaray

    Sabti- Brazil

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Brazil


Xidigii hore ee AC Milan iyo Real Madrid ee Liete Kaka ayaa xushay saf uu u arko kuwii ugu wanaagsanaa cahdigiisa.

 

Laacibiinta uu soo xushay ayaa u badan kuwo u soo ciyaaray isla labada kooxood ee uu waqtigiisa ciyaareed kusoo qaatay xilligiisii Yurub.

 

 

 

Waxaad sawirka ka eegi kartaa xiddigahaasi oo ku safan shaxda 4-3-3.


B




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip