Antonio Canderava oo inkiray fal uu kula kacay mid kamid ah taageerayasha kooxdiisa Inter

0
Monday January 01, 2018 - 12:26:18 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Antonio Canderava oo inkiray fal uu kula kacay mid kamid ah taageerayasha kooxdiisa Inter

    Isniin- Milano

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Milano



Antonio Candreva oo inkiray inuu wejiga ka candhuufay mid ka mida taageerayaasha kooxdiisa Inter Milan oo aad uga carooday bar bardhicii Lazio.


Candreva oo la hadlay Tv-ga kooxda Inter Milan ayaa iska fogeeyay eedeyn ku saabsan inuu wejiga ka candhuufay mid ka mida taageerayaasha kooxdiisa kaas oo si caro leh uga fal celiyey kulankii Gool L,aanta kusoo dhamaaday ee kooxda Inter Milan garoonka San Siro ay kula ciyaartay kooxda Lazio.



Dabcan ciyaartoydu mar walba waxey Candhuuf ku tufaan gudaha garoonka taasna micnaheedu maaha inaad qof candhuufeyso ayuu yiri jookarka kooxda Inter Milan Antonio Candreva oo intaa ku daray inuusan isaga qofna candhuufin inkastoo uu qiray inuu naftiisa u carooday maadaama uusan si wanaagsan u ciyaarin kulankii ay kooxdiisu bar baraha la gashay kooxda Lazio.


W/D: Xabiib Axmed Cali 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip