ARSENAL oo £35 milyan ku dooneysa daafaca aan fursada fiican ka heysan kooxda Juventus ee Daniele Rugani

0
Monday January 01, 2018 - 14:13:55 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ARSENAL oo £35 milyan ku dooneysa daafaca aan fursada fiican ka heysan kooxda Juventus ee Daniele Rugani

    Isniin- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- London



 

 

23-jirkan heerka caalami ee xulka Italy ayaa doonaya inuu isaga tago kooxda Juve maadaama uusan ku jirin dooqa koowaad ee tababare Massimiliano Allegri.


Tutto Sport ayaa ku warameysa in kooxda Arsenal ay hada diyaar u tahay ineey Juve kala hadasha xaalada ciyaaryahan Daniele Rugani oo lagu tiriyo mid kamida daafacyada xilligan ugu tayada fiican qaarada yurub.



Tababaraha Arsenal Arsene Wenger oo aad ula dhacsan xirfada ciyaaryahan Daniele Rugani ayaa madaxda kooxdiisa u sheegay ineey daafacan ku qarash gareeyaan aduun lacageed dhan £35. million si uu badal ugu noqdo Per Mertesacker iyo Laurent Koscielny oo ay da,du ka daba timid.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip