Inter Milan oo xiiseneysa adeegga ciyaareed ee laacibka qadka dhexe uga ciyaara kooxda Paris Saint Germain

0
Monday January 01, 2018 - 14:29:53 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 294
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Inter Milan oo xiiseneysa adeegga ciyaareed ee laacibka qadka dhexe uga ciyaara kooxda Paris Saint Germain

    Isniin- Milano

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Milano


Sida lagu qoray Calciomercato. Kooxda Inter Milan ayaa qorsheeneysa ineey lasoo saxiixato xidiga qadka dhexe ee kooxda PSG Adrien Rabiot.


22 jirkan heerka caalami ee xulka France ayaa waxaa taageero weyn u ah tababaraha kooxda Inter Milan Luciano Spalletti kaas oo hada madaxda kooxdiisa ka dalbaday ineey xidigan lasoo saxiixdaan.


Adrien Rabiot oo lagu qiimeeyo aduun dhan 40 milyan ayaa sidoo kale waxaa xiseneysa kooxda Barcelona oo rabta inuu badal u noqdo Andres Iniesta oo ay da,du ka daba timid.



Adrien Rabiot oo koaxda Paris Saint-Germain kula jira qandaraas ku eg 2019.


W/D: Xabiib Axmed Cali 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip