Waa kuwee 15ka xiddig ee ugu baaska qurxoon Europe?

0
Wednesday January 03, 2018 - 08:39:53 in Wararka by kubadbile news
  • Visits: 944
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa kuwee 15ka xiddig ee ugu baaska qurxoon Europe?

    Arbaco-Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco-Muqdisho

WargeyskaSciSports ayaa soo bandhigay 15ka Ciyaaryahan ee ugu baaska qurxoon Qaaradda Europe xilli ciyaareedkan.


Xiddigahan waxaa laga soo xulay 5ta Horyaalk ee ugu wanaagsan qaaradda Europe kuwaas oo kala ah Serie A, Ligue 1, La Liga, Premier League iyo Bundesliga.


7 ka mid ah15ka ciyaaryahan waxaa ay ka ciyaaraan horyaalka Ingiriiska halka kooxaha kala ah PSG,Real Madrid, Bayern Munich, Sevilla iyo Barcelona ay xiddigo ku leeyihiin.



Liiskan waxaad ka waayi  doontaa magacyo kaayaabinaya oo ay ka midyihiin; Sergio Busquets, Andres Iniesta, Paul Pogba, Arturo Vidal iyo Paulo Dybala,


Halkan ka eeg liiskan


15-Marco Verrati-PSG.


14-Toni Kroos-Real Madrid.


13-Eden Hazard –Chelsea


12-Thiago Alcantara-Bayern Munich


11-Philippe Coutinho


10-Jamas Rodriguez-Bayern iyo Real Madrid.


9-Ever Banega-Savilla iyo Inter Milan


8-Lionel Messi-Barcelona


7-Neymar-PSG iyo Barcelona


6-Santi Cazorla –Arsenal


5-Kiven De Bruyne-Man City


4-David Silva-Man City


3-Mesut Ozil –Arsenal


2-Frank Ribery –Bayern


1-Cesc Fabrigas


W/Q:Adam Showqi



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip