Soomaaliya oo afar garsoore cusub ku yeelatay FIFA , Waa kuwee ?

0
Wednesday January 03, 2018 - 10:10:43 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 664
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya oo afar garsoore cusub ku yeelatay FIFA , Waa kuwee ?

    Arbaco- Switzerland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Switzerland


Xiriirka kubadad cagta Dunida ( Fifa ) ayaa soo saaray liiska garsoorayasha cusub ee heerka caalami waexyana Soomaaliya ku yeelatay 4 garsoore oo cusub.


Garsoorayasha Cusub ayaa kala ah, Cumar Cabdulqaadri Cartan ( Gudadaha) Maxamed Nuur Muxudiin Maxamed Soomaali ) Gudahha) Xasan Xuseen Macoow( Calan haye ) Iyo Nuur Cabdi Maxamed oo isna Calan haye ah.



Garsoorayasha liiskan kusoo baxay ayaa horumar ballaaran sanadihii u dambeeyay ka sameeyay xirfadda garsooranimo xagga aqoonta iyo xagga qabashada ciyaaraha heerarkooda kale gedisan.


 

Tirada Guud ee garsoorayasha Heerka Caaalami ee Soomaaliya waa 9 garsoore waxeyna kala yihiin: , Xasan Maxamed Xaaji , Maxamed Nuur Muxudiin Soomaali, iyo Cumar Cabdulqaadir Cartan oo ah garsoorayaasha Gudaha.

IMG_8273

Calanhayayaal: Xamze Xaaji Cabdi, Mahad Cali Maxamuud, Suleymaaan Bashiir SHiikh Cabdi , Axmed Cabdullaahi Faarax Baroodo, Xasan Xuseen Macoow iyo Nuur Cabdi Maxamed.


 

Liiskan waxaa sanadkan ka baxay Xasan Aadan Xaaji Yarabow Wiish iyo Aweys Cabdullaahi Shiikh oo garsoorinimada ka farsiistay iyo Saalax Cumar Abuukar iyo  Bashiir Colaad  Carab oo in kadabn    15 sano    kamid  ahaa garsoorayasha heer caaalami ee dalka.

 Garsoorayaasha Kubada Cagta Soomaaliya ayaa    noqday   isha Horumarka iyo guulaha  kadib burburkii xukumadii dhexe ee dalka.



Halkan ka aqriso liiska ay FIFA Soo saartay.



W/D: Xuseen Maxamed Hadafow

Email: info:@kubadbile.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip