Mateo Darmian oo ku wajahan Serie A

0
Wednesday January 03, 2018 - 13:33:34 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 420
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mateo Darmian oo ku wajahan Serie A

    Arbaco- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Manchester


 

Matteo Darmian wakiilkiisa Tullio Tinti ayaa sheegay in Roma aysan wax dalab ah usoo bandhigin ciyaaryahaanka United daafaca kaga ciyaara.


 

 

Kadib markii xidigaan xili ciyaareydkaan kooxdiisa uu kanoqday mid taraabuunka ama keyda ah. Darmian ayaa waxaa lala xariirinaayay Old Trafford inuu iskaga dhaqaaqi doono bisha janaayo.


 

 

 

 

Tinti ayaa sheegay daafaca midig kooxk qaar inee xiiso qabaan. Laakin waxaa uu sheegay United ineesan diyaar u eheen in ay iska iibisa xidiga talyaaniga ka imaada.



 

 

"Wax wax wacitaan ah kama heli Roma kaas oo ku aaday ciyaaryahaanka"ayuu u sheegay Rete Sport.


 

" waxaa jiray in lala xariirinaayay kooxo qaar oo Serie A. Laakiin Giallorossi kuma jirto. Xiligaan lajoogo Darmian iib ma'ahan'ayuu hadalkiisa kusoo gabgabeeyay Tullio Tinti.


W/D: Owzebio 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip