Xiriirka kubadda Gacanta oo ganaaxyo culus dul dhigay Naadiga Horseed

0
Wednesday January 03, 2018 - 12:32:19 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 576
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xiriirka kubadda Gacanta oo ganaaxyo culus dul dhigay Naadiga Horseed

    Arbaco- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Muqdisho



Kulan ciyaareedki Horseed ay 27-26 kaga adkaatay kowdii bishan ee ka dahcay garoonak Wiish, waxuu Guddiga Anshaxa ee Xiriirka kulan uu xaruntiisa ku yeeshay ku go’aamiyey sida  soo socota.


1- in goolhayaha Horseed Cabdiraxmaan Muxdiin Cabdull oo no- 30 u qaata laga ganaaxay laba kulan oo katirsan hporyaalka waxuuna ka maqnaan doona kulamada ay kooxdiisa Horseed la yeelaneyso kooxaha Signjet iyo Fero kadib markii uu ku xadgudbay qodoka 13 ee xeerka tartanka Horyaalka.

Dhanka kale waxuu guddiga ganaax inta ka dhimaan horyaalka dul dhigay macallinka naadiga Horsed Cabdullaahi Cali Gaari oo ku xadguday qodobka 18-aad ee xeerka tartanka horyaalka.



 

Sidoo kale waxaa ganaaxyadan oo kale todobaadki tagay   xiriirka uu ganaaxay  Daadir Cali JImcaale oo Heegan no-9 u sita kaasoo dhamaan tartamada laga joojiyey iyo Macallinka Heegan Maxamuud Xuseen Cariif oo inta kahrasan Horyaakan aaan keydka kasoo muuqan doonin kadib markii ay ku xadgudbeen  qodobada 16 iyo 18 ee xeerka tartanka.

 halkan ka aqriso go'aanka xiriirka




 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip