Horyaalka kubadda Gacanta Gabdhaha 2017-18 oo oo maanta Furmaya

0
Thursday January 04, 2018 - 11:00:52 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 312
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horyaalka kubadda Gacanta Gabdhaha 2017-18 oo oo maanta Furmaya

    Khamiis- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Muqdisho

 

 


 

Waxaa maanta lagu wada inuu garoonka Wiis ka furmo horyalka kubada Gacnata Wiilasha 2017-18 waxaana ka qeyb galaya afar koox oo kala ah Heegan , Horseed, Gift Star iyo Nationlink.


 

Horyaalka oo waxaa kulanka u horeeeya maanta wda ciyaari doona kooxda Heegan oo tartanka daafacaneysa iyo Gift Star ( Ex Gaadiidka) Beeri oo Jimco ah waxaa ballansan kooxaha Horseed iyo Nationlink.



 

 

 

Halkan ka aqrsio jadwalka wareega Hore ee horyaalka



No

Maalinta

Taariikhda

Kooxaha Wada Ciyaarayo

Garoonka

Saacadda

1

Khamiis

4/01/2018

Heegan Vs Gift Star

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

2

Jimco

5/01/2018

Horseed Vs Nationlink

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

3

Arbaco

10/01/2018

Nationlink Vs Heegan

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

4

Axad

14/01/2018

Gift Star Vs Horseed

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

5

Arbaco

17/01/2018

Nationlink Vs Gift Star

Wiish Stadium

3:30 Galabnimo

6

Axad

21/01/2018

Heegan Vs Horseed

WiishStadium

3:30 Galabnimo

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip