Salah, Mane, Aubameyang & Gabadha la yiraahdo Asisat Oshoola oo Abaalmarinadii Afrika Aruursaday "Sawirro"

0
Friday January 05, 2018 - 08:58:52 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 941
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Salah, Mane, Aubameyang & Gabadha la yiraahdo Asisat Oshoola oo Abaalmarinadii Afrika Aruursaday "Sawirro"

    Jimco--Accra

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco--Accra

MO SALAH ayaa wuxuu ku guuleystay Abaalmarinta Laacibka Afrika ee uu Bixiyo xiriirka Confederation of African Football (CAF).


Laacibka naadiga Liverpool ayaa wuxuu ka dulqaaday abaalmarintan, xiddigaha Sadio Mane oo ay isku koox yihiin iyo Borussia Dortmund wiilkeeda Pierre-Emerick Aubameyang kuwaas oo kaalimaha 2-aad iyo Seddaxaad kala galay.


Wuxuu ku biirayaa magacyada waaweyn ee abaalmarintan horay u qaatay sida Yaya Toure, Didier Drogba iyo Samuel Eto’o.



Laacibka ayaa qaatay Abaalmarintaas isagoo horayna u hantay Abaalmarinta BBC ee laacibka ugu wanaagsan Afrika Bishii hore.


Salah, ayaa ku fadhiya £34milyan oo ay kooxdiisu uga soo qaadatay naadiga Roma, wuxuuna bandhig lala yaabay ka sameeyay horyaalka Premier League xagaagan.


Wiilkan oo 25-jir ah ayaa dhaliyay 17 gool 19 kulan oo uu ciyaaray horyaalka isla markaana wuxuu kooxda Reds u dhaliyay 5 gool 6 kulan oo Champions League ah.


Sadio Mane, Asisat Oshoola, Mo Salah iyo Pierre-Emerick Aubameyang ayaa dhammaantood Aruursaday abaalmarinnadii la keenay ee CAF.


 Mo Salah was rewarded yet again for his stunning season

 Mo Salah picks up his award after a blistering start to the season with Liverpool

 Liverpool ace Mo Salah was crowned the best footballer in Africa

 Mohamed Salah's season gets even better after adding to his trophy haul

 Sadio Mane, Mo Salah and Pierre-Emerick Aubameyang take to the stage for the ceremony

 Chelsea legend and two-time winner of the award Didier Drogba was at the gala

 Liverpool team-mate Sadio Mane was also up for the award

 Mo Salah mural is painted on the wall in his native Egypt

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip