Man United oo qarka u saaran ineey Chelsea ka dulqaado Saxiixa Alex Sandro Bishan

0
Friday January 05, 2018 - 20:55:19 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 736
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Man United oo qarka u saaran ineey Chelsea ka dulqaado Saxiixa Alex Sandro Bishan

    Jimco- Italia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco- Italia





Daafaca reer Brazil ayaa diirada u saarnaa Blues xagaagii hore, balse waxaa loolanka ku soo biirtay kooxda uu hogaamiyo Jose Mourinho ee Man United 

 



Sandro ayaa ahaa bartilmaameedkii ugu sareeyay ee Blues xagaagii Hore , inkastoo  wax heshiis ah la gaarin kooxda Chelsea.



26 Jirkaan Wax heshiis ah uma saxiixin Kooxda ka dhisan Torin  ee Juventus. United ayaa haatan ku biirtay tartanka loogu jiro saxiixiisa, iyadoo Jose Mourinho uu doonaya inuu sii xoojiyo daaficiisa.



 Juventus ayaana  shaaca ka qaaday in ay celin doonin Xiddigii go'aansado inuu  is kaga  tago kooxda Agaasimaha kooxda Giuseppe Marotta ayaa u sheegay Rai Sport mar uu ka hadlay mustaqbalka  Alex Sandro: 



"Siyaasadda Juventus ayaa ah hadii ciyaaryahan uu na weydiisto inuu baxo, dib uma celineyno.



"Alex Sandro, waan ognahay xiisaha kooxaha waa weyn ugu imaanayo."  Ayuu hadalkiisa Sii raaciayay


W/D Maankiz



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip