Man united iyo Liverpool oo usoo gudbay wareegga afaraad ee Koobka FA iyo Inter oo markale taako loo dhigay

0
Saturday January 06, 2018 - 00:58:44 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 183
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Man united iyo Liverpool oo usoo gudbay wareegga afaraad ee Koobka FA iyo Inter oo markale taako loo dhigay

    Sabti- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Yurub




Kooxda Manchester United ayaa 2-0 uga adkaatay kooxda Derby County kadib kulan katirsan wareega saddexaad ee koobka Fa oo ay ku yyeshen garoonka Old Traford.


United ayaa labada gool oo yimid qeybta labaad ee ciyarta waxaa u kala dhaliyey Lingaard oo gool ad qurx bdan saxiixay iyo Lukaku oo goolka horena caawiye ka ahaa.


Dhanka kale daafaca ugu qaalisan dunida van Dijk ayaa kulankiisi u horeeyay guul u horseeday Liverpool, kadib ciyaar kusoo idlatay 2-1



James Milner ayaa rigooro hogaanka ugu ug dhibay Liverpool, waxana soo barbareeyay Sigurdsson, waxaanagoolka guusha daqiiqadi 84 Van Dijk .


Dhanka kale kooxda Inter ayaa markale ku hungowday in ay guul gaarto markaii ay barbaro 1-1- la dhaafi weysay kooxda Fiorantina.


Mouro Icardi ayaa daqiiqadi 55 hogaanka u dhiibay balse waxaa daqiiqadi 90 u barbareeyay Giovani Semone .

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip