Keddib VIDEO uu kasoo Muuqday isagoo Sigaar iyo Qamri Cabaya Nainggolan oo laga saaray Roma

0
Saturday January 06, 2018 - 06:28:54 in Wararka by
  • Visits: 280
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Keddib VIDEO uu kasoo Muuqday isagoo Sigaar iyo Qamri Cabaya Nainggolan oo laga saaray Roma

    Sabti--Rome

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti--Rome

Wuxuu soo dhigay Muuqaal Baraha Bulshada Waxaa ka muuqday isagoo Cabaya Aalkolo iyo Sigaar, Roma laacibkeeda Radja Nainggolan waxaa laga saaray safka kooxdiisa ee wajihi doona Atalanta.


Sawirrada waxaa ka muunayay Rome oo kali tababaraneysa, Eusebio Di Francesco, macallinka kooxda ayaana si caro leh uga hadlay xaaladda uu laacibkiisu ku suganyahay.


"Anigaa kuu sheegaya Arrinta Nainggolan ka hor inta aadan I weydiin," ayuu ku yiri Shirkii Jaraa’id.


"Marka la fiiriyo Siyaasadda kooxda, iyo dhammaan sida laacibku u dhaqmay uguma yeeri doono isaga in uu ka qeyb noqdo ciyaarta Atalanta.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip