Kooxda Juventus oo talaabo u jirta Saxiixa daafaca kooxda Man United Matteo Darmian.

0
Saturday January 06, 2018 - 12:22:44 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 373
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Juventus oo talaabo u jirta Saxiixa daafaca kooxda Man United Matteo Darmian.

    Sabti - Italia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti - Italia






Waxaa lagu soo waramayaa in Juventus ay  talaabo u jirto saaxiixa  daafaca Midig ee Kooxda Man United  Matteo Darmian.




Daafaca reer Italy ayaa boos ah ka helin Kooxda Red Devils, tan iyo markii uu shaqada la wareegay  macalinka reer Portugal 



Kooxda Lagu naaneeso Marwada Duqda (The Old Lady)  ayaa durbadiiba la sheegayaa inay xaqiijisay saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee Liverpool Emre Can kaaso ugu imaan doono Beeca Xurta ah xagaagan  ayaa haatan diirada u saaran Daafacan ku wareersan Kooxda Man United.


Khabiirka wargeyska Gianluca Di Marzio ayaa sheegay in Darmian uu noqon doono mid ka mid ah liiska ugu sareeya  kooxda Juve hadii Max Allegri uu go'aansado inuu u baahan yahay inuu kooxdiisa xoojiyo.



Si kastaba ha ahaatee,  daaficii  hore ee Torino ma ahan daafaca kaliya ee kooxda Juve diirada u saaran. Sida laga soo xigtay Di Marzio, Juve ayaa sidoo kale waxay la socotaa ciyaaryahanka kooxda Sporting CP Cristiano Piccini.


W/D Maankiz


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip